Surah Ghafir Verse 11 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirقَالُواْ رَبَّنَآ أَمَتَّنَا ٱثۡنَتَيۡنِ وَأَحۡيَيۡتَنَا ٱثۡنَتَيۡنِ فَٱعۡتَرَفۡنَا بِذُنُوبِنَا فَهَلۡ إِلَىٰ خُرُوجٖ مِّن سَبِيلٖ
Waxay odhan doonaan: Rabbigayow! labo jeer3 baad naga yeeshay meyd, oo labo jeer baad na siisay nolol. marka waanu qirsannahay dunuubtayada’e, ee ma jiraa jid looga baxo (Naarta)