Surah Ghafir Verse 12 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirذَٰلِكُم بِأَنَّهُۥٓ إِذَا دُعِيَ ٱللَّهُ وَحۡدَهُۥ كَفَرۡتُمۡ وَإِن يُشۡرَكۡ بِهِۦ تُؤۡمِنُواْۚ فَٱلۡحُكۡمُ لِلَّهِ ٱلۡعَلِيِّ ٱلۡكَبِيرِ
(Arrin)kaasi waxaa u sabab ah marka Allaah Keliya loo baryo waad diiddaan (Xaqa), markase loo shariig yeelo waad rumaysaan. Haddaba Xukunka waxaa iska leh Allaah, Sarreeyaha, aad u Weyn