Surah Ghafir Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirفَلَمَّا جَآءَهُم بِٱلۡحَقِّ مِنۡ عِندِنَا قَالُواْ ٱقۡتُلُوٓاْ أَبۡنَآءَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ مَعَهُۥ وَٱسۡتَحۡيُواْ نِسَآءَهُمۡۚ وَمَا كَيۡدُ ٱلۡكَٰفِرِينَ إِلَّا فِي ضَلَٰلٖ
Haddaba markii uu u keenay Xaqa ka yimid Xaggayaga waxay yidhaahdeen: Dila wiilasha ka mid ah kuwa (xaqa) rumeysan la jirki oo u daaya haweenkooda nolol; oo halganka gaaladu wuxuu ku soo gabagaboobi uun hungo