Surah Ghafir Verse 26 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirوَقَالَ فِرۡعَوۡنُ ذَرُونِيٓ أَقۡتُلۡ مُوسَىٰ وَلۡيَدۡعُ رَبَّهُۥٓۖ إِنِّيٓ أَخَافُ أَن يُبَدِّلَ دِينَكُمۡ أَوۡ أَن يُظۡهِرَ فِي ٱلۡأَرۡضِ ٱلۡفَسَادَ
Oo Fircoon wuxuu yidhi: I daaya aan dilee Muuse, oo ha u dhawaaqdo Rabbigiis, hubaal waxaan anigu cabsi ka qabaa inuu idin dhaqan rogo ama uu fasahaad5 ka soo if bixiyo dhulka