Surah Ghafir Verse 34 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirوَلَقَدۡ جَآءَكُمۡ يُوسُفُ مِن قَبۡلُ بِٱلۡبَيِّنَٰتِ فَمَا زِلۡتُمۡ فِي شَكّٖ مِّمَّا جَآءَكُم بِهِۦۖ حَتَّىٰٓ إِذَا هَلَكَ قُلۡتُمۡ لَن يَبۡعَثَ ٱللَّهُ مِنۢ بَعۡدِهِۦ رَسُولٗاۚ كَذَٰلِكَ يُضِلُّ ٱللَّهُ مَنۡ هُوَ مُسۡرِفٞ مُّرۡتَابٌ
Oo xaqiiq Yuusuf wuxuu idinla yimid mar hore Xujooyin cad, kamase bixin shakigii aad ka qabteen waxa uu idiin keenay, jeer marka uu dhintay aad tidhaahdeen: Allaah ma soo diri doono wax Rasuul ah isaga kadambow. Sidaas buu Allaah u lumiyaa kan isagu ah xad gudbe, shaki qabeen