Surah Ghafir Verse 35 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ghafirٱلَّذِينَ يُجَٰدِلُونَ فِيٓ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ بِغَيۡرِ سُلۡطَٰنٍ أَتَىٰهُمۡۖ كَبُرَ مَقۡتًا عِندَ ٱللَّهِ وَعِندَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْۚ كَذَٰلِكَ يَطۡبَعُ ٱللَّهُ عَلَىٰ كُلِّ قَلۡبِ مُتَكَبِّرٖ جَبَّارٖ
Kuwa ka dooda Aayadaha Ilaahay iyagoo aan heysan wax xujo ah uu siiyey, waa wax Allaah u aad u neceb yahay oo (sidoo kale ay neceby yihiin) kuwaa rumeysan. Sidaas buu Allaah u daboolaa qalbiga mid kastoo ah islaweyne, jujuubaa