Surah Al-Hujraat Verse 14 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hujraat۞قَالَتِ ٱلۡأَعۡرَابُ ءَامَنَّاۖ قُل لَّمۡ تُؤۡمِنُواْ وَلَٰكِن قُولُوٓاْ أَسۡلَمۡنَا وَلَمَّا يَدۡخُلِ ٱلۡإِيمَٰنُ فِي قُلُوبِكُمۡۖ وَإِن تُطِيعُواْ ٱللَّهَ وَرَسُولَهُۥ لَا يَلِتۡكُم مِّنۡ أَعۡمَٰلِكُمۡ شَيۡـًٔاۚ إِنَّ ٱللَّهَ غَفُورٞ رَّحِيمٌ
Reer miyigii Carbeed waxay yidhaahdeen: Waanu rumeysannay. Dheh: Ma rumeysanidin laakiinse dhaha, waanu is dhiibnay; oo Iimaanku weli ma gelin quluubtiinna. Oo haddii aad adeecdaan Allaah iyo Rasuulkiisa, waxba idinkama uu dhimi doono ka mid ah acmaashiinna, hubaal Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan