Surah Al-Hujraat Verse 15 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Hujraatإِنَّمَا ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ بِٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ ثُمَّ لَمۡ يَرۡتَابُواْ وَجَٰهَدُواْ بِأَمۡوَٰلِهِمۡ وَأَنفُسِهِمۡ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِۚ أُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلصَّـٰدِقُونَ
Mu’miniintu waa uun kuwa rumeysan Allaah iyo Rasuulkiisa. markaas aan shakiyin, oo u hura maalkooda iyo nafahooda Jidka Ilaahay. Waa kuwan kuwa runlowyada ah