Surah Al-Mumtahana Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahanaلَقَدۡ كَانَ لَكُمۡ فِيهِمۡ أُسۡوَةٌ حَسَنَةٞ لِّمَن كَانَ يَرۡجُواْ ٱللَّهَ وَٱلۡيَوۡمَ ٱلۡأٓخِرَۚ وَمَن يَتَوَلَّ فَإِنَّ ٱللَّهَ هُوَ ٱلۡغَنِيُّ ٱلۡحَمِيدُ
Xaqiiq waxaa idiinku sugan iyaga ku dayasho wanaagsan, _uu raaco mid kastoo ka cabsada Allaah iyo Maalinta dambeysa. Oo mid kastoo dhabarka jeediya, haddaba hubaal Allaah waa Isku Filnaha Deeqtoon, la Ammaano