Surah Al-Mumtahana Verse 7 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahana۞عَسَى ٱللَّهُ أَن يَجۡعَلَ بَيۡنَكُمۡ وَبَيۡنَ ٱلَّذِينَ عَادَيۡتُم مِّنۡهُم مَّوَدَّةٗۚ وَٱللَّهُ قَدِيرٞۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ
Waa intaasoo Allaah yeelo gacaltooyo dhexdiinna idinka iyo kuwa aad qabtaan inay yihiin cadowyadiinna ee ka midka ah. Oo Allaah wax walba waa Karaa5. Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan