Surah Al-Mumtahana Verse 8 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahanaلَّا يَنۡهَىٰكُمُ ٱللَّهُ عَنِ ٱلَّذِينَ لَمۡ يُقَٰتِلُوكُمۡ فِي ٱلدِّينِ وَلَمۡ يُخۡرِجُوكُم مِّن دِيَٰرِكُمۡ أَن تَبَرُّوهُمۡ وَتُقۡسِطُوٓاْ إِلَيۡهِمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ يُحِبُّ ٱلۡمُقۡسِطِينَ
Allaah idinkama reebayo xagga kuwa aan idinkula diririn arrinka diinta oo aan idiinka soo saarin debedda guryihiinna inaad u muujisaan naxariis oo ula dhaqantaan si caddaalad ah. hubaal Allaah waa jecel yahay kuwa u dhaqma sida caddaalada ah eex la’aan