Surah Al-Mumtahana Verse 9 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Mumtahanaإِنَّمَا يَنۡهَىٰكُمُ ٱللَّهُ عَنِ ٱلَّذِينَ قَٰتَلُوكُمۡ فِي ٱلدِّينِ وَأَخۡرَجُوكُم مِّن دِيَٰرِكُمۡ وَظَٰهَرُواْ عَلَىٰٓ إِخۡرَاجِكُمۡ أَن تَوَلَّوۡهُمۡۚ وَمَن يَتَوَلَّهُمۡ فَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلظَّـٰلِمُونَ
Allaah wuxuu uun idinka reebayaa xagga kuwa idinkula diriray diinta darteed oo idinka soo saaray guryihiinna, oo ku taageeray (kuwa kale) soo saariddiinna inaad ka dhigataan saaxiibbo. Oo mid kastoo ka dhigta kuwaas saaxiibbo, waa kuwaas kuwa ah gar ma qaatayaasha