Surah Al-Munafiqoon Verse 5 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Munafiqoonوَإِذَا قِيلَ لَهُمۡ تَعَالَوۡاْ يَسۡتَغۡفِرۡ لَكُمۡ رَسُولُ ٱللَّهِ لَوَّوۡاْ رُءُوسَهُمۡ وَرَأَيۡتَهُمۡ يَصُدُّونَ وَهُم مُّسۡتَكۡبِرُونَ
Oo marka lagu yidhaahdo: Kaalaya, ha idiin dambi dhaaf dalbee Rasuulka Ilaahay waxay dib u jeediyaan madaxyadooda, oo arkeysaa iyagoo sii jeesanaya iyagoo isla weyn