Surah Al-Munafiqoon Verse 6 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Munafiqoonسَوَآءٌ عَلَيۡهِمۡ أَسۡتَغۡفَرۡتَ لَهُمۡ أَمۡ لَمۡ تَسۡتَغۡفِرۡ لَهُمۡ لَن يَغۡفِرَ ٱللَّهُ لَهُمۡۚ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي ٱلۡقَوۡمَ ٱلۡفَٰسِقِينَ
Waa isugu mid iyaga haddii aad u dambi dhaaf dalabto iyo haddii aadan u dambi dhaaf dalbin. Marnaba Allaah uma dambi dhaafi doono. hubaal, Allaah ma hanuuniyo qoloda caasiyaasha ah