Surah At-Talaq Verse 3 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah At-Talaqوَيَرۡزُقۡهُ مِنۡ حَيۡثُ لَا يَحۡتَسِبُۚ وَمَن يَتَوَكَّلۡ عَلَى ٱللَّهِ فَهُوَ حَسۡبُهُۥٓۚ إِنَّ ٱللَّهَ بَٰلِغُ أَمۡرِهِۦۚ قَدۡ جَعَلَ ٱللَّهُ لِكُلِّ شَيۡءٖ قَدۡرٗا
O ka siin risiq xagga (ilo) uusan fileyn. Oo mid kastoo ku kalsoonaada Allaah, waa ku filan yahay. Hubaal, Allaah wuu fulaa muraadkiisa. Allaah Wuxuu u yeelay wax waliba qaddar iyo waqti go'an